Xarumaha Musharaxiinta oo caawa aan laga seexan doonin iyo kulamo adag oo socda

Iyadoo wax ka yar 24 saac ay ka harsan tahay xiliga loo asteeyey in la qabto doorashada Madaxweynaha cusub ee Somalia ayaa musharaxiinta u taagan xilkaas waxay caawa magaalada Muqdisho ka wadaan ololihii ugu dambeeyey ee doorashada. Musharaxiinta ayaa xarumaha iyo hotelada ay degan yihiin waxay kulamo adag kula leeyihiin qaar ka mid ah xildhibaanada … Continue reading Xarumaha Musharaxiinta oo caawa aan laga seexan doonin iyo kulamo adag oo socda